Soomaaliya oo lageynaayo 2500 askari Itoobiyaan kadib Heshiis dhaxmaray Midowga Africa.

Date:

Midowga Afrika iyo Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa ku heshiiyay in 2,500 oo askari oo Itoobiyaan ah la geeyo koofurta Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya.

sidoo kale dowlada Masar ayaa lagu wadaa in ku dhawaad 1,500 askari ay ku biiriso howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), sida lagu sheegay warbixin cusub oo kasoo baxday golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Share post:

Subscribe

spot_imgspot_img

Popular

More like this
Related

Barcelona oo ka faa’iideysan weyday fursada qaali ah.

Kooxda Valencia ayaa Real Madrid garoonkeeda Bernabue kaga badisay...

Madaxtooyadda oo shaacisay Ujeedda gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay kulan gaar ah...

Shariif Sheekh Axmed oo codsaday in baaritan deg deg ah lagu sameyo dilka Marxuum taliye Nuur Fareey

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed...

Maxuu ka yiri Mikel Arteta Gushii Horyaalka ee Arsenal?

Mikel Arteta oo wareesi bixiyay kadib kulanki Everton ayaa...